.
Sheekhu wuxuu ku dhashey Kililka Shanaad ee Ethiopia sanadkii 1963kii meesha loo yaqaan Dalooburey ( halka ay iska galaan deegaanka Oromada iyo Soomalidu). Sheekhu isagoo aad u yar ayaa aabihii ka kexeeyay Dalooburey oo geeyey waddanka Somaliland oo kana bilaabay Sheekhu barashada Quraanka Kariimka, macalin...